Warbixin Kooban ee  Aqoon Korarsi ku saabsan Xoojinta Mas’uuliyad Wadareedka Bulsho

Warbixin Kooban ee  Aqoon Korarsi ku saabsan Xoojinta Mas’uuliyad Wadareedka Bulsho

Warbixin Kooban ee  Aqoon Korarsi ku saabsan Xoojinta Mas’uuliyad Wadareedka Bulsho

Admin

Aqoon korarsi ku saabsan ‘Xoojinta Mas’uuliyad Wadareedka’ ee uu soo agaasimay Machadka IRAD ayaa lagu qabtay magaalada Baydhawa 16-kii Luulyo 2025 iyadoo lagu lafaguray arrimo la xiriira mas’uuliyadda bulshada iyo doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee horumarka waara. Wadahadalka oo lagu magacaabay “Xoojinta Mas’uuliyadda Wadareedka: Waddada Horumarka Bulshada ee Waara” waxa uu soo jiitay ka-qeybgalayaal aad u tiro badan, qiyaastii in ka badan 80 qof oo matalayay Ururo iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Ururada Haweenka Gobolka Bay, dadka laga tirada badan yahay, aqoonyahanno, dhalinyaro iyo odayaal dhaqameedyo. Wadahadalka waxaa si hufan u fududeeyay Eng. Cabdalla Sheekh Maxamed oo ah injineer, aqoonyahan, oday bulsho iyo bare sare ee Jaamacadaha Dalka.

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 Guji Link-ga 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐚𝐤𝐡𝐫𝐢𝐬𝐚𝐭𝐨 𝐰𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧:

Download Full Report